Degmada Guriceel oo caawa haawaneysa iyo ciidamada huwanta oo kaabiga u saaran

Degmadda Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa la soo sheegayaa iney caawa haawaneyso, ka dib markii ay iskaga barakaceen inta badan dadka Shacabka ee daganaa, xiisada dagaal ee halkaas ka taagan awgeed. Waxaa sidoo kale xiran goobaha ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gaadiidka sida wararku nagu soo gaarayaan. Dadka ayaa walwal badan ka qaba in … Continue reading Degmada Guriceel oo caawa haawaneysa iyo ciidamada huwanta oo kaabiga u saaran